Thursday, June 12, 2008

OGAYSIIS
Dugsigga Farsamadda gacanta ee Burco
(Burao technical Institute)




Ma tahay….

Qof jecel khayrka umadda.
Qof jecel horumarka dalkiisa.
Qof jecel tacliinta ubadka soo koraya.
Qof jecel kor u qaadidda tiradda iyo tayadda barashadda farsamdda casriga ah ee dalkii hooyo.
Qof hore wax ugu bartay Dugsiga Farsamadda Gacanta ee Burco.
Haddii aad ka tirsantahy dadkan kor ku xusan iyo dhamman ciddii kale ee gacan ka gaysan karaysaba waxaanu idinla socodsiinaynaa in uu hadda bilaabmay dadaal lagu doonayo in dib loogu dhiso dugsigga Farsamadda Gacanta ee Burco oo muddo dheer burbursana.

HIMILADDA DADAALKAN
Dadaalkan himiladiisu waa in la gaadho heer dib loogu furo Dugsiggii FarsamaddaGacanta ee Burco ( Burao technical Institute) oo ardaydda lagu baro Intii farsamo ee hore loogu baran jiray iyo Kuwo cusub oo lagu kordhiyo oo lasocda farsamadda cusub. (The Latest Technology)
XAALADDA DUGSIGA IMINKA iyo Baahidiisa
Dugsiga hadda dhismo iyo qalab midna ma yaallo oo wuu burbursanyahay. Waxaanu u baahanyahay in dib loo yagleelo. Dhaqaale meel u yaalaana ma jiro, xoog iyo xoolaba wuxuu ka sugayaa waa inaga.
DADAALKAN YAA WADDA
Dadaalkani waa mid Dalka gudihiisa iyo debediisaba laga bilaabay.
Waxaanna unugiisa keenay oo hadda hogaaminaya dad ku sugan gudaha iyo debedaba.
Dugsiga Manficiisu waa mid u dhexeeya ummadda oo dhan ciddii waxku baranaysa.
Sidoo kale waxtarka iyo dadaalka dhismihiisa waxa looga fadhiyaa umadda oo idil iyo ciddii kale ee gacan ka gaysanaysa.
SIDEE BAAD GACAN UGA GAYSAN KARTAA
Tageeradaada dalka iyo debediisba waa looga baahanyahaty.
Aduun aad ku tabarucdo
Qalab aad ku taageerto
Dadaad aad shakhsi ahaan waqti siiso
Wax ururinta oo aad ka qayb gasho
Talo, tilmaan iyo xog dheeraad ah oo dugsiga ku saabsan wixii aad hayso.
Xidhiidka iyo Cidda lala soo xidhiidhayo:

CINWAANKA / ADDRESS:
UK
Khadar Kooshin Liiban
20 Merrick Road
Southall Middlesex
UB2 4AU
UK
Tel/Fax. 0044 208 571 3722 / Tel,Fax
0044 208 679183
E-mail buraotechnicalistitute@yahoo.co
Website: http://buraotech.blogspot.com/
Burco:
Maxamuud Aadan dheri Tel: 0025224436435
C/Kariim Sh. Xuseeen: 0025224436065
Maxamed Faarax Langadhe: 0025224437035

Hargeisa:
Dr. Hassan Ismail Yussuf
E-mail : drhiyusuf@hotmail.co.uk
Saudi Arabia:
Mr.Axmed Aadan Jaamac
E-mail: awageeljire@hotmail.com
00966533287349 ama 00966563951402
Kuwait:
Saleeban Xaaji Moxamed
E-mail: saleebanxaaji@hotmail.com
Tel: 00965 9726432/00965 17968

Germany:
Mr. Cumar Yuusuf Xuseen
004915203781621
Helsinki
Jama Gabuush
E-mail: jama.egal@gmail.com
Tel: 0504013282

Updated by:


M.Ali
www.medeshi.com

No comments: